HIRGAL FREE BETA

Internet-kaaga.
Adiga ayaa iska leh.

VPN degdeg ah oo kuu keenaya ilaalin sahlan, Hirgal Secure iyo xiriir hal taabasho ah.

✓ No activity logs✓ Hal-taabasho✓ Android
Hirgal shield
SwitzerlandLimburg
XIRIIR DEGDEG AHGermany · LimburgTaabo si aad u ilaaliso
Hirgal SecureXiriir casri ah
30+Goobo la qorsheeyay
24/7Ilaalin joogto ah
FreeInta Beta socoto
MAXAA HIRGAL?

Ilaalin aan kugu cuslayn.

Waxaan ka saarnay wax kasta oo VPN-ka ka dhiga mid adag.

01

Privacy first

Waxaan yaraynaa xogta la ururiyo, mana dhisno taariikhda browsing-kaaga.

02

Xawaare sare

Hirgal Secure iyo server-ka kuugu dhow ayaa ilaalinaya xawaarahaaga.

03

Hal taabasho

Dooro dal, taabo connect, kadib Hirgal ayaa inta kale qabanaya.

SHABAKADDA HIRGAL

Adduunka oo kuu dhow.

Germany ayaa furmaya marka hore. Goobaha ay dadka VPN-ka ugu baahida badan yihiin waxay imanayaan si tartiib ah.

Germany · LimburgBeta location
United KingdomNetherlandsSwitzerlandUnited StatesCanadaSingaporeJapanSouth AfricaKenya+16 GOOR DHOW
PRIVATE BY DESIGN

Waxaan ilaalinaa xiriirkaaga—ma iibino xogtaada.

Hirgal wuxuu kala saaraa control plane-ka iyo VPN nodes-ka. Password, payment iyo profile laguma kaydiyo server-ka qaada traffic-ga.

  • Encrypted tunnel
  • Short-lived sessions
  • Security testing
HIRGAL FREE BETA

Ku bilow internet ammaan ah.

Android beta ayaa diyaar u ah tijaabada local-ka. Public release-ka Play Store waa goor dhow.

Android · Goor dhow